Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in laba qarax lala beegsaday ciidamada dawladda Soomaaliya ee ku sugan magaalada Awdheegle, kadibna uu dagaal culus dhacay. from VOA https://ift.tt/2P4Qf6G via IFTTT
No comments:
Post a Comment