Allaha u naxariistee waxaa magaalada Caddan ee dalka Yemen toddobaadkii hore ku geeriyooday Xaamid Jaamac oo ahaa qoraa, turjumaa iyo suugaanyahan Soomaali ah. Xaamid Jaamac ayaa Buugaag badan oo Af-ingiriis ku qorneyd u turjumay Carabi, waxaanu madax kasoo noqday wargeyso caan ah oo uu ka mid ahaa wargayska Al-Ayaaam oo kasoo baxa Yemen. Wuxuu sidoo kale kamid ahaa aas-aasayaashii xisbiga Al-tajamuc Al-waxdawi ee waddankaasi. Haddaba geeridiisa ayaa Jacfar Kuukaay uu ka waraystay Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Sudan, Xuseen Xaaji Axmed oo aqoon durugsan u leh marxuumka geeriyooday.
from VOA https://ift.tt/2YqYRbR
via IFTTT
Monday, August 5, 2019
Qoraa Soomaaliyeed oo ku geeriyooday Yemen
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment