Dawladda Seychelles ayaa Somaliland ku eedeysay inay jabisay heshiiskii uga yaalay maxaabiistii budhcad-badeedda ku eedeeysnaa ee todobaadkan Madaxweynaha Somaliland uu cafiska u fidiyey kuwaasi oo tiradooddu dhamayd 19 maxbuuus. Maxaabiistaas ayaa waxaa loo duuliyey magaalada Muqdisho kadib markii odayaal ka yimid magaalada ay kala soo wareegeen dowladda Somaliland. Somaliland ayaa maanta ka jawaabtay eedahasi Seychelles. warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
from VOA https://ift.tt/2YwINp2
via IFTTT
Wednesday, August 7, 2019
Somaliland oo ka jawaabtay eedeynta Seychelles
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment