Golaha Milatari ee sida kumeel gaarka ah u haya talada Sudan iyo hogaamiyaasha dibadbaxayaasha ayaa maanta magaalada Khartoum ku saxiixay heshiis taariikhi ah oo ay awoodda ku qeybsanayaan. from VOA https://ift.tt/2YUgTDu via IFTTT
No comments:
Post a Comment