Madaxweynaha Maraykanka D. Trump ayaa ka baaqday kula sii qorsheynaa oo uu la yaalan lahaa Ra'iisal Wasaaraha dalka Denmark Mette Frederiksen. Sababta ayaa la sheegay in Ra'iisal Wasaaraha Denmark ayna Madaxweyne Trump kala hadli doonin suurto galnimada in Maraykanku uu iibsado dhulka Greenland.
from VOA https://ift.tt/33QepF1
via IFTTT
No comments:
Post a Comment