Monday, August 19, 2019

Wararkii ugu dambeeyey doorashada Jubaland

Mid ka mid ah odayaasha dhaqanka Jubbaland ayaa sheegay inuu beddelay mowqifkiisii haatanna uu u tanaasulay nabadda Jubbaland, sida uu ku sheegay cod fiidiyow ah oo lasoo duubay.

from VOA https://ift.tt/33IyTiV
via IFTTT

No comments:

Post a Comment