Monday, August 19, 2019

Wasiirka arrimaha dibedda Qatar oo tegay Muqdisho

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda ahna Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka Qatar, Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.

from VOA https://ift.tt/2HsdDor
via IFTTT

No comments:

Post a Comment