Hay'adda Xuquuqda aadamaha ee Amnesty International ayaa ku tilmaantay xadhiga wasiirkii amniga ee Jubbaland Cabdirashiid Janan tallaabo wanaagsan oo loo qaaday dhinaca la xisaabtanka dadka gaystay dambiyada ka dhanka ah xuquuqda aadamaha.
from VOA https://ift.tt/2HBX8Wz
via IFTTT
No comments:
Post a Comment