Trump oo lagu billaabay baaris horseedi karta xil ka-xayuubin
Afhayeenka Congress-ka Maraykanka Nancy Pelosi ayaa shaaca ka qaadday in ay si rasmi ah uu u billowday baaris horseedi kart xil ka-xayuubin oo lagu sameynayo Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump.
No comments:
Post a Comment