Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa faah-faahin ka bixiyey kulan magaalada New York ku dhex-maray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Kenya Uhuru Kenyatta.
from VOA https://ift.tt/2nsyC3j
via IFTTT
No comments:
Post a Comment