Monday, September 30, 2019

AFRICOM: Khasaare nagama soo gaarin weerarkii Ballidoogle

Taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika ayaa sheegay in weerarkii ay Al-Shabab ku qaaday saldhigga Ballidogle aan wax khasaare ah dhimasho iyo dhaawac kasoo gaarin ciidamada Maraykanka iyo kuwa Soomaalida.

from VOA https://ift.tt/2oHVX1z
via IFTTT

No comments:

Post a Comment