Monday, September 30, 2019

Xildhibaan Cabdirisaaq: Al-Shabaab waxay ka faa'iideysaneysaa khilaafka

Wasiirkii hore ee amniga qaranka ee Soomaaliya ahna xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in weerardan soo noqonqnaya ee Al-Shabaabka ay muujinayaan in ururkaasi uu ka faa'iidaysanayo khilaafaadka siyaasadeed ee dalka ka jira.

from VOA https://ift.tt/2n7KCaj
via IFTTT

No comments:

Post a Comment