Sunday, September 29, 2019

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Xildhibaan Faysal Xasan oo ka tirsan baarlamaanka gobolka Ontario ee dalka Canada, waxaana su'aalo laga weydiin doonaa sharciyo cusub ee bulshada Soomaalida ahi ay ka biyo diiddan tahay

from VOA https://ift.tt/2ohtnUd
via IFTTT

No comments:

Post a Comment