Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa soo saaray war -axaafadeed ku saabsan weerarka Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhigga garoonka Ballidgogle ee gobolka Shabeellaha Hoose. from VOA https://ift.tt/2mhJP6m via IFTTT
No comments:
Post a Comment