Thursday, September 26, 2019

Rivlin oo nolol siyaasadeed cusub siiyey Netanyahu

Madaxweynaha Israel Reuven Rivlin ayaa nolol siyaasadeed oo cusub siiyey ra'iisul wasaare Benjamin Netanyahu, isaga oo weydiistay inuu soo dhiso dowlad cusub oo wadaag ah, kadib markii laba goor uu lix bilood gudahood ku guul-darreystay inuu guul cad ka gaaro doorashada.

from VOA https://ift.tt/2lY3fx0
via IFTTT

No comments:

Post a Comment