Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Framaajo ayaa sheegay in Soomaaliya ay doonayso in muranka badda ee kala dhexeeya Kenya ay xaliso maxkamadda caalamiga ah, oo lagu wado inay mar kale dhageysato 4-ta November.
from VOA https://ift.tt/2n6JNhK
via IFTTT
No comments:
Post a Comment