Monday, September 30, 2019

Xuutiyiinta oo 'sii daynaya maxaabiis Sacuudiyaan ah'

Maleeshiyada Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay inay maanta sii deyn doonaan 350 maxaabiis oo ay ku jiraan saddex u dhashay dalka Sacuudiga, taasi oo qeyb ka ah hindise nabadeed oo ay waddo QM.

from VOA https://ift.tt/2nLKNbB
via IFTTT

No comments:

Post a Comment