Wednesday, September 25, 2019

Wareysi: Wasiir Axmed C. Cawad

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia oo ka mid ah wafdiga Somalia ee ku sugan shirka Golaha Guud ee QM ayaa sheegay in arrinta baddu ayna ka mid ahayn waxyaabaha ay labada dal ee Kenya iyo Somalia ku heshiiyeen in laga wada shaqeeyo, ka dib kulan dhex maray Farmaajo iyo Kenyatta

from VOA https://ift.tt/2nlkWqx
via IFTTT

No comments:

Post a Comment