Monday, September 30, 2019

Ilayska VOA: Muranada dhulka ee Soomaaliya

Barnaamijka Ilayska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay murannada dhulka ee ka jira Soomaaliya, iyo waxyaabaha sababa iyo wareysiyo aan la yeelanay dadka sheeganaya in guryaha laga haysto iyo kuwa ay eedeynayaan. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan      

from VOA https://ift.tt/2oznWQH
via IFTTT

No comments:

Post a Comment