Thursday, September 26, 2019

Uhuru: Waxaan rabnaa in kiiska badda lagu xaliyo wada-hadal

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in Kenya ay dadaal xooggan ku bixineyso sidii muranka dhinaca xuduudda badda ah ee kala dhaxeeya Soomaaliya loogu xalin lahaa wada xaajood.

from VOA https://ift.tt/2lYzg89
via IFTTT

No comments:

Post a Comment