Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhiggiisa dalka Kenya Uhuru Kenyatta waxa uu wada-hadallo "la isku fahmay" kula yeeshay magaalada New York oo ay u joogaan ka qeyb-galka shirka Golaha Guud ee QM, sida ay sheegtay Villa Somalia.
from VOA https://ift.tt/2n8TlZP
via IFTTT
No comments:
Post a Comment