Afhayeenka Congresska Nancy Pilosy ayaa shaaca ka qaadday in si rasmi ah uu u bilowday baarista lagu sameynayo Madaxweynaha Trump iyo eedo sheegaya in dawladdo kale uu gargaar ka raadsaday, si ay uga caawiyaan dib u doorashadiisa sanadka 2020ka
from VOA https://ift.tt/2msB0q5
via IFTTT
No comments:
Post a Comment