Monday, September 23, 2019

Xasan Sheekh oo dhaliilay go'aankii lagu xayiray Shariif

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa dhalleeceeyey go'aankii lagu hor-istaagay safar uu Sheekh Shariif ku aadi lahaa magaalada Kismaayo.

from VOA https://ift.tt/2mAtLMT
via IFTTT

No comments:

Post a Comment