Qoysaska ay ka baxeen ilaa iyo 346 qof oo ku dhintay laba shil oo ay sababtay diyaaradda Boeing 737 Max ayaa heli doonaa magdhaw lacagaeed oo gaaraya ku dhawaad $145,000 qofkiiba. from VOA https://ift.tt/2mBV0Hg via IFTTT
No comments:
Post a Comment