Monday, September 30, 2019

Danab: "Waa la laayey Shabaabkii soo weeraray Ballidoogle"

Taliyaha Danab Gaashaanle Cabdiraxmaan Cumar Warsame Jeeni-qaar oo la hadlay idaacadda VOA ayaa sheegay inaan waxba ka badbaadin maleeshiyada Al-Shabaab ee maanta weerarka kusoo qaaday garoonka Ballidoogle.

from VOA https://ift.tt/2nUEpyD
via IFTTT

No comments:

Post a Comment