Kumanaan shaqaale ah oo ku sugan dalka Qatar ayaan mushahar ka helin dadka ay u shaqeeyaan, waxaana lagu qasbaaa inay ku noolaadaan xaalado aad u liita, sida ay ku warrantay hay'adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International.
from VOA https://ift.tt/2mOZryl
via IFTTT
No comments:
Post a Comment