Wednesday, September 4, 2019

Barakacayaal cusub oo soo gaaray duleedka Muqdisho

Xilli ay Qaramada Midoobay iyo hay'adaha gargaarku sheegeen inuu hoos u dhacay wax soo saarkii beeraha ilaa 70%, ayaa waxaa dhinaca kalena duleedka magaalada Muqdisho soo buux dhaafiyey qoysas cusub oo barakacayaal ah.

from VOA https://ift.tt/2PIoKzQ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment