Friday, September 6, 2019

Boris Johnson oo guul-darro kale ay ku dhacday

Aqalka Sare ee Britain ayaa maanta ansixiyey sharci ku qasbaya Boris Johnson inuu dib u dhigo ka bixitaanka Britain ee Midowga Yurub, taasi oo dhabar-jab cusub ku ah ra'iisul wasaaraha.

from VOA https://ift.tt/2UAYl5K
via IFTTT

No comments:

Post a Comment