Muddo ku dhowaad bil ka hor ah ayaa la filayey inuu furmo shirkii dib u heshisiinta ee beelaha maamul goboleedka Galmudug, hase yeeshee furitaanka shirkaasi ayaa ugu yaraan laba jeer dib u dhacay arrimo farsamo iyo kuwo siyaasadeed dartood
from VOA https://ift.tt/2zEG12h
via IFTTT
No comments:
Post a Comment