Thursday, September 5, 2019

Guul-darro kale oo asiibtay Boris Johnson

Ra'iisul wasaaraha Britain, Boris Johnson ayaa mar kale maanta waxaa asiibay guul-darro culus kadib markii walaakiis uu ku dhowaaqay inuu iska casilay xil wasiir ku-xigeen iyo xubinnimadii baarlamanka.

from VOA https://ift.tt/32C6n1n
via IFTTT

No comments:

Post a Comment