Magaalada Nairobi waxaa maanta ka furmay shir ay yeelanayaan waddamada urur goboleedka IGAD, kaasoo ay uga hadlayaan arrimaha la dagaalanka abaaraha iyo nafaqa-darrada ka jirta wadamadaas. from VOA https://ift.tt/2NMpuBE via IFTTT
No comments:
Post a Comment