Wednesday, September 4, 2019

Shirka dib u heshiisiinta Galmudug oo mar kale dib u dhacay

Shirkii dib u heshiisiinta Galmudug  ee lagu waday inuu maanta ka furmo magaalada Dhuusamareeb ayaa mar kale uu dib u dhac ku yimid.

from VOA https://ift.tt/2NZP6ev
via IFTTT

No comments:

Post a Comment