Markii ugu horraysay ayaa Soomaaliya ay si rasmi ah uga hadashay aragtida ay ka qabto codsiga ka yimid Kenya ee ah in Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka dunida ee magaalada Hague ay dib u dhigto dhagaysiga dacwadda.
from VOA https://ift.tt/2zO8Zwr
via IFTTT
No comments:
Post a Comment