Sunday, May 3, 2020

Muuse Biixi: Khatarta COVID-19 wey korodhay

Madaxweynaha Somaliland oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ay korodhay khatartii laga digayay ee COVID-19 gudaha Somaliland. Hadalka Madaxweyne Biixi ayaa imanaya xilli uu laba cisho ka hor Somaliland ku geeriyooday qofkii ugu horreeyey ee u dhinta COVID-19.

from VOA https://ift.tt/2SsSkZm
via IFTTT

No comments:

Post a Comment