Sunday, May 3, 2020

Wicitaanka Dhageystaha: Dr. Maxamed Maxamuud Fuji

Barnaamijka Wicitaanka maanta waxaa marti ku ah Dr. Maxamed Maxamuud Cali Fuji oo ka tirsan guddiga la dagaallanka iyo xakameynta cudurka COVID-19 ee Soomaaliya. Dr. Fuji ayaa ka jawaabaya su'aalaha VOA iyo dhageystayaasha qaar ee ku saabsan kiisaska sii kordhaya ee Coronavirus ee Soomaaliya.

from VOA https://ift.tt/2KRlAEV
via IFTTT

No comments:

Post a Comment