Sunday, December 3, 2017

Ahlusunna iyo Galmudug oo Heshiis Gaaray

Maamul goboleedka Galamudug iyo ururka Ahlu Sunna Wal Jamaaca oo muddo uu khilaaf ka dhexeeyey ayaa maanta wada gaadhay heshiis kadib dhowr maalmood oo wadahadallo uga socdeen dalka Jabuuti

from VOA http://ift.tt/2AQvNOX
via IFTTT

No comments:

Post a Comment