Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ugu yaraan lix qof ay ku dhinteen in ka badan 10 kalena ay ku dhaawacmeen ka dib markii maleeshiyo ka tirsan Al-Shabab ay weerar gaadma ah ku qaadeen Kolonyo galbinaysay Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan.
from VOA http://ift.tt/2Ax2IHx
via IFTTT
No comments:
Post a Comment