Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa ku eedeeyay kooxda Al Shabab in ay duleedka galbeed ee magaalada Beledweyne ku gubeen gaadiid u rarnaa dad ganacsata ah oo kusii jeeday magaalada Xudur. from VOA http://ift.tt/2jMBnHZ via IFTTT
No comments:
Post a Comment