Monday, December 4, 2017

Dalalka Carabta oo Mareykanka uga digay aqoonsiga Jerusalem

Wasiirka arrimaha dibedda Jordan, Ayman Safadi ayaa sheegay inuu u sheegay xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Rex Tillerson "cawaaqibka qatarta leh" ee ka dhallan kara haddii Mareykanka uu Jerusalem u aqoonsado caasimadda Israel.

from VOA http://ift.tt/2AImEaJ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment