Saturday, December 2, 2017

Djibouti: Galmudug iyo Ahlusunna oo Heshiis ku Dhaw

Wadahadaladan oo ay dhexdhexaadineyso IGAD ayaa lagu soo waramayaa in madaxdu qodobadii ay ka wada hadlayen qaarkood isku afgarteen oo saxiix lana filayo in heshiis dhameystiran ay saxiixaan.

from VOA http://ift.tt/2iEmg6b
via IFTTT

No comments:

Post a Comment