Ra'iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa sheegay inuusan shaki ka qabin in dalal kale ay raaci doonaan Mareykanka, ayaga oo Jerusalem u aqoonsanaya caasimadda Israel, islamarkaana marka safaaradda Mareykanka loo raro halkaas, ay sidoo kale kuwooda u rari doonaan.
from VOA http://ift.tt/2zWnMDQ
via IFTTT
No comments:
Post a Comment