Monday, December 11, 2017

Qarax Ka Dhacay New York

Qarax ayaa saakay ka dhacay boosteejada Port Authority ee degmada Manhattan ee magaalada New York ee dalkaan Mareykanka.

from VOA http://ift.tt/2jwIjMw
via IFTTT

No comments:

Post a Comment