Xiddiga kooxda Real Madrid iyo xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa markiisii shanaad ku guuleystay abaalmarinta loo yaqaano Ballon d'Or ee laacibka ugu wanaagsanaa kubada cakta ee sanadan 2017. from VOA http://ift.tt/2kD2Df2 via IFTTT
No comments:
Post a Comment