Maxamed Ibrahim Gaaboow oo ahaa wariye ka tirsanaa telefishinka Kalsan ayaa galabta lagu dilay magaalada Muqdisho, kadib marki bam loogu xiray baabuurkiisa. from VOA http://ift.tt/2AviWlq via IFTTT
No comments:
Post a Comment