Dhinaca kalena, bartamaha Somalia ayaa lagu soo waramayaa in ciidmada dowladda Somalia ay dib maanta u qabsadeen degmada Moqokori o ka tirsan gobolka Hiiraan, kadib markii shalay galab ay halkaasi maamulkeeda la wareegeen maleeshiya al-Shabaab.
from VOA https://ift.tt/2kGGvNF
via IFTTT
No comments:
Post a Comment