Puntland ayaa ku eedeeysay Somaliland in ay qeyb ka aheyd dagaal ay xalay Al Shabaab ku qaadeen xerada Bali Khadar oo u dhaw Buuraha Galgala ee gobolka Bari, laakin Somaliland ayaa beenisay. from VOA https://ift.tt/2LcLy3N via IFTTT
No comments:
Post a Comment