Kooxda AC Milan ayaa guusheedi ugu horreysay ka gaartay xilli ciyaareedka cusub ee horyaalka Talyaaniga, kadib marki ay xalay 2-1 uga badisay kooxda AS Roma. from VOA https://ift.tt/2NDMorP via IFTTT
No comments:
Post a Comment