Ugu yaraan 6 qof ayaa ku geeriyootay, 16 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax baabuur oo maanta lala beegsaday xarunta degmada Hodon ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. from VOA https://ift.tt/2CA0yJz via IFTTT
No comments:
Post a Comment