7 ka mid ah 61 odayaal ah oo laga afduubtey deegaanada Galmudug ayaa ka soo baxsadey, sida la sheegey, gacanta maleeshiyaadkii afduubtey ee Al-Shabaab. from VOA https://ift.tt/2CJH0m8 via IFTTT
No comments:
Post a Comment