Sunday, September 2, 2018

Soomaaliya: Ilaa 1.5 Milyan oo Qof ayaa u Baahan Gargaar

Hay'adda Qaramada u qaabilsan Cuntada iyo Beeraha ee loo soo gaabiyo FAO  ayaa sheegtay in ay jiraan dad gaaraya 1.5 milliyan oo qof oo u baahan gar gaar bani'aadanimo guud ahaan Soomaaliya.

from VOA https://ift.tt/2CmuCIH
via IFTTT

No comments:

Post a Comment